Howlgal lagu dilay Shabaab badan laguna soo qabsaday Gaadiid Dagaal oo ka dhacay Beerta Sheekh Qaasim (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa hay’adda Nabad sugida iyo ciidamo shisheeye ayaa weerar qorsheesan ku qaaday Tuulada Dhagaxow oo hoostagta deegaanka Xawaadlay ee gobalka Shabeellaha Dhexe. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalkan si gaar ah uga dhacay beerta Sheekh Qaasim oo dowladda sheegtay in Al Shabaab isku abaabulayeen, sidoo kale halkaasi ku … Continue reading Howlgal lagu dilay Shabaab badan laguna soo qabsaday Gaadiid Dagaal oo ka dhacay Beerta Sheekh Qaasim (Sawirro)